Puntland oo xukun ku riday dad ka ganacsanayay caagadaha (VIDEO)

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobalka Bari oo xukun ku riday rag ka ganacsanayay caagadaha oo uu horey Puntland uga mamnuucay Madaxweyne Dr. Siciid Cabdullaahi Deni.