VIDEO: Gaalkacyo oo u diyaar-garoobaysa Xuska 1-da August

Diyaar-garowga Xuska 1-da August oo ku beegan 22 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland ayaa ka socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, iyadoona uu ku sugan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.