Dr. Gaas oo eedeyn kala dul-dhacay Nabaddoonada Gobalka Mudug (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa eedayn ujeediyey Nabadoonada Gobolka Mudug, wuxuuna sheegay in ay u gooyeen shir uu Madaxweynuhu isugu yeeray Nabadoonada.

“Maalin dhaweyd waxaan maqlay in Madaxweynaha uu shir qabtay Nimankan Nabadoonada Gaalkacyo ahna iskugu yeeray shirkii tegi waayen waxaasi wax wanaagsan maaha.” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas