QoorQoor oo magacaabay xubnaha GM ku matalaya Guddiga farsamada

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Qoor Qoor ayaa magacaabay xubnaha ku matali doona guddiga farsamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka ah si ay uga talo bixiyaan hannaanka doorashooyinka dalka, waxa ayna kala yihiin

1- Cabdi Maxamed Jaamac ( Cabdi waayeel)

2- Kamaal Daahir Xasan Guutaale.