VIDEO: Madaxweyne Laftagareen oo u hambalyeeyay Shacabka Puntland

Madaxweyne Cabdicaziiz Laftagareen, ayaa ugu hambalyeeyay Shacabka & Madaxda Puntland Xuska 1-da August oo ku beegan 22 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa hambalyadan u diray Puntland, xilli maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.