Buuq ka dhashay khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood (VIDEO)

Salaad Cali Jeelle, oo ahaa La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo ayaa fowdo ka kiciyay Shirka, intii khudbadaha ay u socdaan qaab hab maamuus ah oo ay isugu xigeen sida Madaxda beesha xilalka u soo qabteen, waxaana goor dhow laga dalbaday inuu soo gabagabeyo hadalka, si ay khudbadaha madaxda halkooda ka sii socdaan.