Maxay tahay ujeedada ka danbaysa Xildhibaanada Xamar ka hadlay ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal iyo kooxdiisu waxay Farmaajo cadaadis kusaarayaan in uu baaqa beesha caalamka iyo Dowlad Goboleedyada dhagaha laga furaysto.

Kadib soo jeedintaas Fahad wuxuu ku xiray shuruud beesha Habargidir oo wakiil uu ka yahay Qoor-qoor,Mursal iyo Muudey inta ka horaysa magacaabida Raysalwalasaaraha in ay keenaan mudo kordhinta Dowladu rabto iyagoo umaraya dhanka Baarlamaanka iyo heshiisyo lala galo Dowlad Goboleedyada iyo Xisbiyada Muqdisho.

Xildhibaanadan hadlay waxay hordhac uyihiin fulinta qorshaaas.

Farmaajo arinka uu rabo in difaac ka dhigto waa Baarlamaanka iyo Maamulada kale taageeradooda.

Jibril Qoobey.