Xuseen Macalin “Madaxweyne Farmaajo kama fakaro go,aanada uu qaadanayo” (VIDEO)

La-taliyihii hore ee dhanka amniga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Macalin, ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Farmaajo uusan si qoto dheer uga fakarin go’aanada uu qaadanayo, halka Madaxweynihii ka horeeyey uu gorfeyn jiray go,aan kasta oo uu ku dhaqaaqayo.

“Go’aanada uu qaato madaxweyne Farmajo si qoto dheer ugama fikiro , halka Madaxweynihii hore Xasan Sheekh go’aanada uu qaadanayay shaqo culus ay ka horreeysay maadaama uu macalin ahaa ” ayuu yiri Xuseen Macalin oo wareysi siinayay Dalsan Tv.

Daawo Wareysiga oo dhameystiran