Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa kaga hadlay xaalada Dalka, Muddo xileedka sii dhamaaday ee DFS & damaca Waalan ee ay dabada ka riixayso Villa Soomaaliya ayna fulinayaan Guddoonka Golaha Shacabka BJFS.
Xildhibaan Odowaa oo weerar afka ah ku qaaday MD Farmaajo (VIDEO)
