Farmaajo oo maleegaya dabin halis galinaya qabsoonmida Doorashada dalka

Shirkii dhuusamareeb sida muuqata Muqdisho,ayaa loosoo wareejistay.

Dhinaca kale waxay hor geynayaan dhawaan Baarlamaanka qorshe la xariira doorashada kooxda Villa Somaliya.

Qorshahaas,ayaa ah in cod gacantaaga lagu ansaxiyo nooca doorashada ay noqon doonto.

Xildhibaanada waxay ubalanqaadeen kooxda Villa Somaliya in ansixinta nooca doorasho badal keeda waqti lagu darayo mudada doorashada taasoo ay isla gaarayaan go’aankeeda maamulada hada Muqdisho ku sugan iyo Villa Somaliya,Iyadoo loo cuskanayo in mudada harsan aan lagu dhamayn karin hawlaha doorasho.

Ra’isalwasaaraha cusub,ayay qorshaysteen intaas marka laysla meel dhigo kadib in lamagacaabo,sida xogtu sheegayso.

Jibril Qoobey.