Xuska 1-da August oo lagu qabtay Muqdisho (VIDEO)

Munaasabad balaaran oo lagu weynaynayay Xuska 1-da August oo ku beegan 22 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Masuuliyiin hore, iyo Shacab fara-badan.