Sidee Madaxweyne Deni loogu soo dhaweeyay Bursaalax ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Buursaalax ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha oo dadweynihii soo dhoweeyay kula hadlay fagaaraha magaaladda, ayaa uga mahadceliyay dadweynaha Buursaalax sida weyn ee ay usoo dhoweeyeen isaga iyo Wafdigiisa.

Halkan ka daawo muuqaalka