Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Dowlada FDS oo Qarax lala beegsaday

Kooxda Al-Shabaab,ayaa sheegatay Mas’uuliyadda qaraxii Maanta ka dhacay xero ay degan yihiin Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutadda 27-ka April  oo ku taalla dhabarka dambe Xarunta Xisbiga iyo Studium Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid Ismiidaamin ah,waxaa ku geeriyooday 8-Askari halka 14-kalena ku dhaawacmeen.

Waxaa yaab leh in Cidankii amniga sugi lahaa ay iyagii kubad baadi waayeen xeryahoodii.

Villa Somaliya,ayaa kudooda in doorasho cod iyo qof ah ay qabanayso,iyadoo xaalka amaan ee dalku halkaa marayo.