Talyaaniga ugu deeqay Hir-Shabelle Mashruuc muhiim ah

Safiir xigeenka Talyaaniga ee Somaliya,ayaa soo gaarsiiyay fariin farxadgalisay Hir-Shabelle.

Fariintaas,ayaa ahayd in Dowlada Talyaanigu aqbashay fulinta Mashruuc 6-Milyan dolar ah oo ku saabsan fatahaada soo noqnoqotay.

Mashruucan,ayaa ah mid wax badan kusoo kordhin doona .