Farmaajo oo la filayo in uu beri magacaabo Rw cusub

Beri waxay ubadan tahay in uu magacaabo RW cusub Farmaajo.

Beesha Murursade oo uu ka dhashay RW-hore.Khayre,ayay ubadan tahay in uu mar labaad kasoo xusho RW-ha cusub.

Sida xogtu tilmaamayso ma noqon doono RW cusub mid kasoo jeeda beelaha Hiraab oo aad loogu rajaynayay in uu ka imaan doono.