Video:-Ganacsatada Mudug iyo Madaxweyne Deni oo kulmay

Madaxweyne Deni oo kulan balaaran la qaatay ganacsatada Gobolka Mudug.Madaxweyne Deni waxuu balanqaaday in uu ganacsatada si dhow ula shaqaynayo Dowladuna ay maalgalin ku samayn doonto Gobolka.

Madaxweyne Deni wuxaa kaloo booqan doonaa garoonka diyaaradaha cusub halka loo asteeyay.

Halkan ka daawo muuqaalka