Video:-10-ka Arday ee ugu sareeya Dugsiyada Puntland oo la shaaciyay

Ardaygii ugu sarreeyay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland inay gabar noqoto, isla markaana 10kii arday ee ugu sarreeyay Puntland oo dhan in 6 ka mid ah gabdho noqdaan waa arin aad u farxad badan fariina u ah kuwa gabdhaha aan fursada waxbarashada kula dadaalin.

Halkan ka daawo muuqaalka