Dagaalkii Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho oo lasoo afjaray

Ugu danbayn Xabsigii Dhexe waa lasoo afjaray.

Dhimashadu waa 9-Qof oo 6-ka mid ah ay Askarta ilaalada Xabsiga yihiin halka 3-ay tahay Maxaabiista.

Sidoo kale waxaa jira dhaawac fara badan oo iskugu jira Maxaabiista iyo Askarta ilaalada Xabsiga.

Jibril Qoobey.