Talyihii ilaalada Madaxtooyada Puntland oo la magacaabay

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal.

  1. Waxaa G/sare Cabdiqaadir Jamac Dirir loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo horay u ahaa Talyihii Qaybta Booliska ee Nugaal.
  2. Waxaa G/sare Maxamed Aadan Jaamac loo Magacaabay Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo ah booskii uu baneeyay Talyaha cusub ee Madaxtooya.