Ilhaan Omar iyo Somali kale oo guul taariikhiya ka gaaray doorashadii Minsota

Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa ka adkaatay Antone Melton-meaux, doorashooyinka horudhaca ahaa, iyada oo bisha November la tartami doonta tartamaha xisbiga Jamhuuriga.

Dhinaca kale, Cumar Faatax oo ah nin dhalinyaro ah ayaa ku guuleystay kursi ah Aqalka Senate-ka ee gobolka Minnesota.

Sidoo kale Golaha Deegaanka ee Degmada Word 6,waxaa ku guulaystay Jamaal Xasan.

Doorashadan,ayay Somalida reer Minisota guul weyn ka gaareen.