Video:-Ilhaan Cumar oo ka hadashay dib udoorashadeeda

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa uga adkaatay Antone Melton-meaux doorashooyinka horudhaca ahaa ee ay ku kala harayeen xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee doonaya in loo doorto Aqalka Congress-ka Mareykanka.

Guusha ay gaartay Ilhaan markii la shaaciyay waxaa is badalay halmar jawiga Magaalada,iyadoo taageerayaasheedu damaashaad ay iskugu soo baxeen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka