Dhismaha Wadada Bosaso-Garowe oo socota

Dib udhiska Wadada Garowe-Bosaso oo si habsame leh usocota.

Guud ahaan dhaqaalaha ku baxaya dib udhiska Wadada Bosaso-Garowe,waxaa bixinaysa Dowla Puntland.

Horay waxaa loo dhisay qaybo aad uburbursanaa oo 4-km ahaa hadana waxaa bilowday qaybo kale.

Madaxweyne Deni waa ku amaanan yahay dadaalka gaarka ah ee uu siiyay Wadada.