Magacaabistii Jeneral Afguduud oo laga laabtay

Waa laga laabtay magacaabistii Jenersl Afguduud ee Talyaha ilaalada Canshuuraha Dowlada Xamar.

Booskan Talyaha Ilaalada Canshuuraha,waxaa horay u joogay Bariise oo u dhashay beesha Murursade.

Kadib cadaadis xoog badan oo ka yimid beesha Bariise,ayaa dib looga dagay xilka qaadistiisii iyo magacaabistii Afguduud sida ay xaqiijinayaan ilo muhiim ah.

Jibril Qoobey.