Maraykanka oo si cad uga hor yimid mudo kororsi

Maraykanka oo si cad uga hor yimid mudo kororsi!!!!

”Waxaan sugaynaa kulankii Dhusamareeb-3 natiijadiisa,nooca doorasho waa in ay noqotaa mid wadar-ogol ah haystana taageerada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka, Dowlada Fadaraalka iyo Saamileyda,Doorasho wakhtigeeda ku dhacda,ma jirto mudo kororsi”Ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Safaarada Maraykanka ee Somaliya.