Shirka Dhuusamareeb oo fashilmay iyo Farmaajo Baarlamaanka hor tagaya

Beri waxay ahayd in Shirkii Dhuusamareeb uu furmo,balse taa badalkeeda waxaa Baarlamaanka hor tagaya Madaxweynaha Fadaraalka.

Ujeedka kulanka beri,ayaa lagu sheegay warbixin Madaxweynaha uu siinayo Baarlamaanka.

Xogo hoose waxay sheegayaan in beri ay ku dhawaaqi doonaan mudo kororsi ugaar ah.

Sidoo kale warbixinada Qaar baa Sheegaya in uu Codsandoono in Loo kordhiyo Mudada uu haysto ee uu Ra’isalwasaare kusoo Magacaabayo,waxayna u egtahay in Mudooyinkan uusan rabin in uu soo Magacaabo Raysalwasaare Cusub ilaa arinta Mudo Kordhinta ay dhan u dhacayso.

Jibril Qoobey.