Farmaajo weli ila meerayso wada

Farmaajo wali waa labac laynaya wuxuu leeyahay Dhuusamareeb wixii go aan lagu soo gaaro Baarlamanka,ayaan dib ugu soo celin si go’aan uga gaaraan.

Yaab meesha Mursal,Muudey iyo Fahad Yaasiin miyaa Madaxwaye ka ah mise isaga loo doortay.

Tusaale”

Doorashadi Farmaajo lagu doortay Xasan shiikh ma baarlamaan waqtigu kadhamaday,ayuu kala tashtay waa maya!!

Sid hadal kiisa laga dhadhan saday shirka Dhuusamareeb waa sidii kii hore inuu madaxa soo tuso oo beesha caalamka utuso in uu meesha tagay,ayuu rabaa,balse go’aanka iyo talada danbe waxa mar walba iska leh Fahad Yaasiin.

Odaygu waaqiciga waa aqbali la’yahay ee haloogu dhaarto ila meeraysadii in ay soo afjarantay!!