Madaxweyne Deni oo ku wajahan Dhuusamareeb

Sida Wararku sheegayaan waxay ubadan tahay in Madaxweyne Deni Galabta ka dago Dhuusamareeb.

Madaxweynaha diyaarada sidaa waxay kusii hakan doontaa Gaalkacyo oo ay kasii raaci doonaan Wasiiro,sida wararku sheegayaan.

Ilaalada Madaxtooyada Puntland maanta duhuradii ayay ubadan tahay in ay uruqaansadaan dhanka Dhuusamareeb oo ay kaga sii hormaraan Waftiga Madaxweynaha,sida wararku sheegayaan.

Jibril Qoobey.