Qorshihii mudo kororsi Ee Farmaajo oo fashilmay

Sida ilo muhiim ah ay xaqiijinayaan Madaxweyne Farmaajo garabka Baarlamaanka ee ay isku danta yihiin waxuu la hor tagayaa oo ku qancinayaa in sharcigii doorashada la laalo,isagoo codsan doonaa in Gudoomiyaha iyo ku-xigeenadiisa ay shirka Dhuusamareeb u raacaan si nooc doorasho cusub loo soo saaro maadaam culays gudaha Somalida iyo caalamka ah soo food saaray.

Qorshihii mudo kororsiga waxaa soo food saaray niyad jab iyo faashil kaga yimid Somida iyo caalamka.

Hadii ay dhab noqoto xogtan waa dharbaaxo siyaadadeed oo markale Farmaajo ku dhacday.

Jibril Qoobey.