Video:-Maxay umuuqatay Khudbadii Farmaajo Ee Baarlamaanka?

Khudbadii MD FARMAAJO waxaan ka fahmay,

“Shirka Dhuusamareeb madaxaan gaynayaa, wixii ka soo baxana Baarlamaanka yaan kula soo noqon, kumana khasbanaan doono Fulinta waxa la isku soo raaco” saan rabno baanuna yeelaynaa.

Cidii shirkaa imaan waydana adduunka waxaan u tusaynaa inay “qaswadayaal yihiin”.

Halkan ka daawo muuqaalka khudbadiisa