Wasiirudowlihii Madaxtooyada Puntland oo geeriyooday

Ilaahay ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Wasiirudowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xadan Ciise oo goor dhawayd geeriyooday.

Wasiirka maalmahan waxaa hayay oo ku dhaganaa Neefta.