Puntland oo shaacisay mawqifkeeda Shirka Dhuusamareeb

Mawqifka Puntland ka qaadatay Shirka Dhuusamareeb waa mid laga fiirsaday oo miisaaman.

Guud ahaan Somaliya ayay dan u yihiin go’aamadan Puntland qaadatay.