Qarax xoog leh oo ka dhacay Muqdisho

Qarax Xoog leh,ayaa Goordhawayd ka Dhacay Xeebta Liido.

Wararka,ayaa sheegaya in la Weeraray Hotelka Elite waxaana la Maqlayaa Rasaas Dhaceysa.

Wixii kusoo kordha waan idinla socod siin doona haduu alle Idmo.