Xabada oo weli gudaha Hotel Elite ka dhacaysa

5-dhimasho oo ay ku jiraan masuuliyiin Dowlada Fadaraalka ah,ayaa ku geeriyooday.

Sidoo kale 28-dhaawaca,ayaa la xaqiijiyay ilaa iyo hada

Weerarka waxaa sheegtay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab.

Jibril Qoobey.