Jubaland oo la mawqif noqotay Puntland

Dowlada Jubaland waxay qaadatay go’aan masiiriya waxayna ku baaqday in la badbaadiyo dalka.

Beesha caalamka waxay ugu baaqday in ay Somalida kala shaqayso sidii uu ku qabsoomi lahaa kulankii Dhuusamareeb-3 iyo doorasho lagu wada qanacsan yahay oo wakhtigeeda ku qabsoonta.

Go’aanka Jubaland waxuu daba socdaa go’aamadii ay xalay Puntland soo saartay.

Jibril Qoobey.