Dhuusamareeb oo laga yaabo in Warmurtiyeed kasoo baxo

Dhuusamareeb waxay qorshaynayaan sida xogtu igu soo gaartay in ay soo saaraan Warmurtiyeed.

Qodobada ku jira Warmurtiyeedka la filayo in uu kasoo baxo Dhuusamareeb waxaa ka mid ah….

1.Doorashadu wakhtigeedii ayay ku dhacaysaa.

2 .Majirayso wax mudo kororsi oo la samaynayo.

3.Doorashada nooceedu waa mid dadban.

4.Xildhibaanka waxaa soo dooranaya 151-Qof.

Warmurtiyeedkaas galabta ilaa beri ayay ubadan tahay in uu kasoo baxo Dhuusamareeb.

Jibril Qoobey