Video:-Maxaa ka khaldan hadalka Qoor-qoor ??

Hadii Dhuusamareeb-1 iyo 2 waxii kasoo baxay horteena lagu fashiliyay maxaa midka 3-aad laga soo doonayaa?

Hadii heshiiskii la gaaro dib loola aadayo koox Baarlamaan ah oo dano fulinaya maxaa Dhuusamareeb laga soo doonayaa?

Joogista Farmaajo maxay macna ah oo ay samaynaysaa hadaysan talo ka go’in?

Qoor-qoor ma is waydiiyay Khayre iyo heshiis la gaaray halkee ku danbeeyeen?

Xaalku halka uu marayo damaanad qaad caalami ah ayay mudatay ee kuma filna Somalida.

Halkan ka daawo muuqaalka