Dowlada Fadaraalka oo shaacisay natiijada baaritaanka Xabsiga

Dowladda ayaa shaacisay natiijada baaritaanka dagaalkii Xabsiga dhexe ee Xamar.

Gudigii loo Xil saaray,ayaa sheegay in
Dhacdadi Xabsiga Dhexe loo xiray 27 ruux oo ay kamid yihiin 12 ciidanka asluubta ka tirsan oo saraakiil ay ku jirto, 6 ruux oo shacab ah iyo 9 kamid ah maxaabiistii xukuneyd ,
Taliyaha Xabsiga dhexe iyo Ku Xigeenkiisa ayaa ka mid ah Xubnaha Xabsiga la dhigay,waxaana kiiska lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Muqdisho.