Video:-Gudiga Gurmadka Qardho oo maalinkii 3-aad wada qaybinta lacag cadaan ah

Guddiga gurmadka Qardho ayaa maalintii 3-aad oo xariir ah wada qeybinta deeq Lacag iyo raashin ah oo la siinayo dadkii ku dhibaatoobay Daadadkii Qardho,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka