Video:-Maxkamada Mudug oo xukuno riday

Guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Mudug ayaa xukun ku ridey 10-nin iyo maan dooriye lagu soo qabtay, waxaana xukunka raggan goob-joog ka ahaa maamulka Gobolka Mudug iyo Taliska Booliska,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka