Shalay waxii ku dhacay Madaxweynihii iyo Ra’isalwasaarihii dalka Mali haku quus qaato Farmaajo,waliba isagu maleh Xukuumad hirgalisa damaciisa.
2-sano ayay isku dayeen in ay ku darsadaan Awooda,balse shacab caraysan baa ugu daatay Gudaha,kadibna waxaa soo qabtay,iyagoo bahdilan Ciidanada Milatariga.
