Madaxii Care oo dalka looga saarayo Mashaariic Puntland uu ka fuliyay

Care international waa hay’ada Mashaariicda ugu balaaran Puntland ka fulisa.

Sababta lagu haysto oo la rabo in dalka looga saaro madaxii hay’adaas waxay tahay xiriirka iyo kalsoonida xoogan ee kala dhaxeeya Wasaarada Waxbarashada Puntland.

Si gaar ah dhawr mashruuc oo dhawaan ay ka fulisay hay’adu Puntland,ayaa Goodax isku dayay in uu hor istaago,balse hay’adu way ku gacansayrtay.

Goodax xumaantiisa fogaatay markii laga soo tago Farmaajo,ayaa raali ka ah oo dabada ka riixaya cadaawadan dhargalka ah.

Dowlada Puntland waa in ay markan talaabo qaadaa.