Qoonde intee le’eg ayay ka heshay Puntland lacagtii Baanka Aduunka?

Lacagtii kabida Miisaaniyada ee World Bank ku kabay Miisaaniyadaha Somaliya,ayaa

Siidaynta lacagtan waxaa soo dadajiyay heshiis ay ku buuxiyeen shuruudihii lagu xiray Wasiirada Maaliyadaha Somaliya.

Lacagtan,ayaa loo kala helay sida tan…

Puntland waxay heshay $8.2-Malyan Somaliland waxay heshay $11.5Malyan
Jubbaland waxay heshay 3$-Milyan.

Hirshabelle & Koonfur-Galbeed ayaa helay min 3$-malyan.

Waxa iswaydiinta mudan,ayaa ah sababta Somaliland uga heshay lacagtan qoondada ugu saraysa??

Jibril Qoobey.