Mideeye oo maradii ka dhacday

Urur-siyaasadeedka MIDEEYE ee Puntland oo saqiiray.

Haddaan ururku si dhaqso ah cududaar iyo faah-faahin uga bixin qoraalkooda shirka Dhuusamarreeb 3 ee dheellitir la’aantu ka muuqato, kama duwana tallaabadii urur-diimeedka Al-Itixaad ee 1992 ee ku dhamaaday buuraleyda Saliid ee Gobolka Sanaag.

Juxaa.