Galka Baarista: Sidee u dhacay weerarkii xabsiga dhexe ?

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay baaris dheeri ah oo la xiriirta weerarkii dhowaan ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho, sida wax u dheceen, iyo cidda fududeysay in hub uu soo galo gudaha xabsiga. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Xigasho: VOA