Hogaamiye xigeenkii Alshabaab oo la dilay

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika oo kaashanaya Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa dukheyn cirka ah oo ay fuliyeen kula beegsaday hogaamiye xigeenkii Ururka Al-Shabaab 25-bisha oo ku beegnayd maanta agagaarka Degmada Saakow.

In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted an airstrike targeting an al-Shabaab senior leader in the vicinity of Saakow, Somalia, on Aug. 25.