Lafta-gareen oo amar deg deg ah siiyay Wasiirka Maaliyadda KGS (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Kormeer u kuuragelida Habsame u socodka shaqooyinka Wasaaraddaha ku kutagay Wasaaradda Maaliyada Koonfur Galbeed.

Ujeedka kormeerka Laft-gareen ayaa ahaa si uu wax ugu ogaado Isbedelka hanaanka Maaliyadeed kaddib markii dalka sameyn ku yeeshay Cudurka Covid 19.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa ku amray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Howlwadeena in si deg deg loo dardar-galiyo shaqooyinka Wasaaradda iyo hanaanka Maaliyadda.