VIDEO: Sidee loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb Siyaasi CC Warsame ?

Hoggaamiyaha Xisbiga Wada-jir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Wafti uu horkacayo ayaa soo gaaray Magaalada Dhusamareb waxaana Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb ku soo dhoweeyey Xildhibaano, Wasiiro, Maamulka Magaalada Dhusamareb iyo Qaybaha Bulshada Caasimada.