VIDEO: Muuse Biixi oo la kulmay Aas-aasaha Ururka Horn Heritage Organization

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay Aas-aasaha, ahna agaasimaha fulinta ee ururka Horn Heritage Organization, Dr. Sada Mire.