DEG-DEG+VIDEO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madaxweynaha PL & JL

Shirka wadatashiga Madaxweynayaasha Dowladaha Jubaland iyo Puntland ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed rasmi ah.