Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug, Hirshabelle & K/galbeed oo ka hadlay Shirkii Deni iyo Madoobe

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga ee Garoowe ay ku yeesheen Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland Iyo Jubbaland, kaddib shirka qadka Internetka ay ku yeesheen Madaxweynayaasha Saddexda Maamul.

Akhriso War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Labada Madaxweyne.